📞 063 4495092 / 063 4904778 ✉️ eaubuh@gmail.com

Kuliyada cilimiga bulshada

Kuliyada cilimiga bulshada

Faculty of Social Work waxay diiradda saartaa baridda iyo tababarka ardayda si ay u helaan aqoon, xirfad iyo faham ku saabsan adeegyada bulshada, daryeelka dadka nugul, iyo xalinta dhibaatooyinka bulshada.

Kulliyaddu waxay diyaarinaysaa xirfadlayaal awood u leh inay ka shaqeeyaan hay’adaha dowladda, NGO-yada, xarumaha caafimaadka, dugsiyada, iyo adeegyada bulshada, iyagoo ka qayb qaadanaya horumarinta iyo wanaajinta nolosha bulshada.

  • MiidhigaDr Awil Abdi Yusuf
  • La Aasaasay2017
  • Kulliyadda ID#4

Ku Codso Kulliyaddan

← Ku Noqo Kulliyadaha

Barnaamijyada

Barnaamijyada Waxbarasho

Tacliinta Macallinka Hoose

Farsamada waxbarashada iyo maamulka fasalka ee waxbarashada hoose.

Diploma 2 sano