Waxay tababartaa xirfadleyaal caafimaad oo tayo leh — kalkaaliyayaal, umuliso iyo saraakiil caafimaadka guud — si ay u adeegaan bulshooyinka gobolka.
Xirfadaha kalkaalinta bukaanka iyo daryeelka bukaanka.
Caafimaadka bulshada, epidemiology-ga iyo kobcinta caafimaadka.
kuliyad ahooyada iyo dhalaanka