Warbixinta iyo ogeysiisyada ugu dambeeyay ee jaamacadda.
Iskaashigan wuxuu siin doonaa fursado tababar caafimaad oo ku saabsan ardayda kalkaalinta iyo caafimaadka dadweynaha.
Shaybaar kumbuyuutar oo 60 kursi leh oo si buuxda loo qalabeeyay ayaa la furay, taasoo balaadhinaysa fursadaha waxbarasho ee ardayda IT iyo Sayniska Kumbuyuutarka.